SHEEKO QOYS DHEXMARTAY
Nin iyo xaaskiisa ayaa markii mudo 11 sannadood ah guurkoodii uu kasoo wareegay ayaa waxaa u dhashay ilmahoodi ugu horeeyay oo wiil ahaa. Waxayna ahaayeen Lamaane is jecel iyadoo wiilka u dhasheyna uu u ahaa tufaaxii indhahoodu ay ku doogsanayeen. Haddaba maalin ka mid ah maalmaha ayaa wiilkoodi oo laba jir ah, ayaa Aabihii arkay dhalo […]