QORMO:- AWR KALA GUURTA MA XUMEE UUR KALA GUURAA XUN
=FADLAN ADIGOO DEGAN DHUUX QORMADAN:- oomaalidu inkastoo ay kala Uur guurtay hadana waxaan mararka qaar isweydiiyaa Aaway dadkii Soomaaliyeed ee Damiirka, Cilmiga,iyo Garashada lahaa? maxaa dadka wada seexshay? Toloow dadkaasi ma dhamaadeen? Ma laga xoog iyo xoolo badiyay? Mala cabsi galiyay? Ma doorsoomeen? mise dadkii baa wada xumaaday? -Waxaan kaloo isweydiiyaa Dadka hadda nool maxaa helay?Xagee laga […]