1. Home
  2. FAALLO

FAALLO

DOORASHOOY XAAL QAADO!

MAXAAD KALA SOCOTAA MAGACYADA LOO KALA BIXIYAY QAABKII AY DOORASHOOYINKA BAARLAMAANKU UGA KALA DHACEEN 5ta M/GOBOLEED & G/BANAADIR. aadaama layiri doorashada halaga tixraaco heshiiskii 17kii September 2020ka ay Magaalada Muqdisho ku wada gaareen Hogaamiyayaasha madashii Qaranka, kaas oo loo arkayay in si toos ah awoodda doorashada loo hoos geeyay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, oo iyaguna […]

FARI TOG DHEER BEY KULA XUSHAA

Ex Taliyihii Ciidanka Booliska G/Banaadir Saadaq Joon tan iyo markii uu 12-kii April isaga oo wata ciidamo taabacsan kana soo horjeeda mudo kororsigii ay Baarlamaanku maalintaa u fadhiyeen iney Xukuumadda u sameeyaan, uu meel fagaare ah kaga dhawaaqay in aan la aqbali Karin mudo kororsi sharci daro ah, kana horyimid dowladii uu ka tirsanaa islamarkaana […]

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.

WARBIXIN : SOOMAALIDU WEY KALA SOCOTAAYE, ISKUMA SOO SOCOTO

 WARBIXIN:- SOOMAALIDU  WEY KALA SOCOTAAYE,ISKUMA SOO SOCOTO.!! @Maryooleey..WQ/-2014- tii                                  -Soomaaliya waa dal ka xorowday Gumeysigii kala qob-qobayay 1960-kii,islamarkaana dadkeedu go’aansaday iney midoobaan 1-dii Luulyo 1960-kii iyaga oo isku qaba hillow iyo is jaceylna si wadajir ah u yagleelay jamhuuriyad Soomaaliyeed oo […]

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.

SHEEKADA BULSHADA KU CUSUB SIDEE LOO XALIYAA

SHEEKADA BULSHADA KU CUSUB SIDEE LOO XALIYAA.!! Markay timaado Sheeko Bulshada ka yaabisa oo ku cusub, waxaa waajiba in Buugaagta Taariikhda Dib loo eego iyo Noocyadii loo xaliyay, waxaynu soo Qaadan Doonaa Qisadii Saving Private Ryan, Qisadan waxaa laga Qoray Buugaag fara Badan, kuwaas oo uu ugu Caansanaa Buugga “Saving Private Ryan,” kaas oo laga […]

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.

PART THREE:- SOCDALKEYGI BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY

 •SOCDAALKEYGI BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY.!!!  -PART THREE:- • Sidee naloo soo daayay  maxaase dhacay? Subaxaas Aniga waxaa leygu soo daayey shuruud la ii soo faray bahdeydii Saxaafadda oo dedaal badan ku bixiyey sidii naloo siideyn lahaa, markeey ii yimaadeena waxey igu yiraahdeen,Sxb Wasiir Muqtaar iyo MD/K/Xigeen Dabageed iyo saraakiishii kaleba waxey soojeediyeen Dulyar inuusan […]

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.

PART TWO:- SOCDAALKII BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY

  SOCDAALKII BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY.!!!  PART TWO:-  DABADEED MAXAA DHACAY…….? Abaarihii 10-kii habeenimo ayaa Aniga oo Hotelka jooga waxaa ii soo galay ilaa 8 ruux oo ku hubeysan Ak-47 iyo BKM -yo, durba waan dareemay in wax jiraan,lkn waxaan kala garan waayay iney Ciidamadii General Xuud oo wareysiga qoonsaday yihiin, iyo iney […]

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.

Part One:- SOCDAALKEYGI BALADWEYNE & XARIGII AAN MUTAY

 •SOCDAALKEYGII BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY.!! ???????????????? ????????????: 21-December,2020,Waxey ii aheyd markii iigu horeysay ee aan Baladweyne tago, ma aheyn socdaalkeygu mid shaqo & mid Saxaafadeed toona, ee wuxuu ahaa mid dalxiis iyo mid deegaan barasho, hase yeeshee xiisihii aan u qabay iyo dareenkii aan islahaa waad kala kulmi doontaa wuxuu isku bedalay si lama filaan […]

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.

SAXAFIGA/WARIYAHA SEBENKAN KACAY

SAXAFIGA/WARIYAHA SAMANKAN KACAY. Ayadoo lagu guda jiro todobaadka xuska maalinta warbaahinta Soomaalida ee 21 January 2016, Saxafi amase Wariye waxaa lagu tilmaama inuu lahaado feejinaan dheeri ah oo ay dadka kale aaney la qabin si isjirkiisa ama taxadirkiisa uu mar walbe ku wajahnaado horumarka iyo baraaraha ummadiisa. Waa inuu leeyaha dareen dheeri oo ka duwan […]

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.