1. Home
  2. FIKRAD

FIKRAD

SOOMAALIDU MA XOR BAA?

  abaaldega 01-da Luulyo 1960-kii oo ku asteysan markii uu Gumeystihii Talyaanigu ka harsan waayay Geesiyaashii Gobonimo doonka ahaa ee Gobolada Koonfureed uu ku yiri xornimadiina qaata, sidoo kalena xambaarsan midowgii labada daraf ee Waqooyi & Koonfurta Soomaaliya, islamarkaana ay dadka Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan ay sanad walba maalintaas oo qudha soo xasuustaan una […]

UMAD DHACAN OO FARAXSAN

Yaabaye Ma Yaabteen

  Hal mid waan xaqiiqsaday in waagii hore ay waalidiintu caruurtooda ka adkaayeen, xumaantana aysan hortooda ku sameyn karin, Caruurtuna ay waalidiintood ka baqan jireen, islamarkaana ay ixtiraami jireen, waalidka ka sokowna ay gabar waliba ama Wiil walba uu ka baqan jirtay Wiilasha iyada la dhashay, kuwa la qaraabada ah,& xitaa kuwa dariska la ah, […]

UMAD DHACAN OO FARAXSAN

ISKU MAQAN

Waa wax la hubo ah in qof kasta ama bini’aadamkuba ay jirkiisa ku jiraan Unugyo u diyaar ah difaaciisa, waa Unugyo u dhisan sida qaabka Ciidamada oo ay u dhammaystiran yihiin qalab kooda iyo hub kii ay kaga hortagi lahaayeen waxyaabaha jidhka soo weerara sida Virus-ka, ama Bacteria-da IWM. hadiise ay qofka Unugyada difaaca jirkiisu […]

UMAD DHACAN OO FARAXSAN

SAXAFIGA/WARIYAHA SEBENKAN KACAY

SAXAFIGA/WARIYAHA SAMANKAN KACAY. Ayadoo lagu guda jiro todobaadka xuska maalinta warbaahinta Soomaalida ee 21 January 2016, Saxafi amase Wariye waxaa lagu tilmaama inuu lahaado feejinaan dheeri ah oo ay dadka kale aaney la qabin si isjirkiisa ama taxadirkiisa uu mar walbe ku wajahnaado horumarka iyo baraaraha ummadiisa. Waa inuu leeyaha dareen dheeri oo ka duwan […]

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.

QORMO:- TALO KU SOCOTA DOWLADA & MUCAARADKA

 •QORMADA JIMCAHA:-  Nin shaacir ah baa laga hayaa,”WARANKA DHAAWACYADIISU WEY BOGSOODAAN,LAAKIIN CARABKA DHAAWACIISU MA BOGSOODO “ Hadda madaxdeena maanta ku hardamaya kursiga waxaann u soojeedin lahaa in hadalada la is oranayo aad looga fekaro, yaan maanta oo keliya lagu fekerin in  carabka wax lagu kala rito ee hala fiiriyo mustaqbalka dambe saameynta uu ku yeelan doono […]

UMAD DHACAN OO FARAXSAN

WARBIXIN:- DAMACA DHALINYARADU WUXUU KU DHAMAADAA MADAXTOOYADA

 DAMACA DHALINYARADU, MAANTA WUXUU KU DHAMAADAA MADAXTOOYADA.!!! Shalay markii uu dalku burburay Odayaashii qabaa’ilka iyo dhalinyaradii waxey soo ag dhoobteen Hogaamiye Kooxeedyadii dalka, wey u dagaalamayeen, wey waardiyeyn jireen,waxaana loo dirsan jiray shaqo walba, marka laga reebo bariis jaay ah iyo majimo qaad ah  mooyee majirin wax kaloo xuquuq ah oo ay dhalinyaradu ku laheyd ragaa […]

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.