1. Home
  2. MAQAAL

MAQAAL

SOOMAALIDU MA XOR BAA?

  abaaldega 01-da Luulyo 1960-kii oo ku asteysan markii uu Gumeystihii Talyaanigu ka harsan waayay Geesiyaashii Gobonimo doonka ahaa ee Gobolada Koonfureed uu ku yiri xornimadiina qaata, sidoo kalena xambaarsan midowgii labada daraf ee Waqooyi & Koonfurta Soomaaliya, islamarkaana ay dadka Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan ay sanad walba maalintaas oo qudha soo xasuustaan una […]

UMAD DHACAN OO FARAXSAN

WARBIXIN:- KHASAARAHA KA DHALANAYA DHIMASHADA BOQORADDA INGRIISKA. WQ/- Sabriye Muse

  KHASAARAHA KA DHALANAYA DHIMASHADA BOQORADDA INGIRIISKA Elizebeth-ta 2aad oo ah boqoradda United Kingdom, Antigua and Barbuda, Australia, the Bahamas, Barbados, Belize, Canada, Grenada, Jamaica, New Zealand, Papua New Guinea, St. Kitts and Nevis, St. Lucia, St. Vincent and the Grenadines, the Solomon Islands, and Tuvalu, maalin bay dhiman doontaa.  Ka hadalka mocduucani waxa laga […]

SOOMAALIDU MA XOR BAA?

QORMO:- AWR KALA GUURTA MA XUMEE UUR KALA GUURAA XUN

=FADLAN ADIGOO DEGAN DHUUX QORMADAN:- oomaalidu inkastoo  ay kala Uur guurtay hadana waxaan mararka qaar isweydiiyaa Aaway dadkii Soomaaliyeed ee Damiirka, Cilmiga,iyo Garashada lahaa?  maxaa dadka wada seexshay? Toloow dadkaasi ma dhamaadeen? Ma laga xoog iyo xoolo badiyay? Mala cabsi galiyay? Ma doorsoomeen? mise dadkii baa wada xumaaday? -Waxaan kaloo isweydiiyaa Dadka hadda nool maxaa helay?Xagee laga […]

UMAD DHACAN OO FARAXSAN

WARBIXIN:-•RUN IYO DHALANTEED KALA DOORTA

 Soomaaliyeey horta dhamaanteen Riwaayad baan ku jirnaaye,runta ma isku sheegnaa? MAYA MAYA. -Dowladu riwaayad bey jileysaa, -Mucaaradku riwaayad bey Jilayaan, -Shacabku riwaayad bey Jilayaan, -Ciidamadeenu riwaayad bey jilayaan, -Warbaahintu riwaayad bey jilayaan. -Wadaadadu riwaayad bey jilayaan, -Odayaashu dhaqanku riwaayad bey jilayaan. -Madax Goboleedyadu riwaayad bey jilayaan, -Facebooka qudhiisa riwaayad baa lagu jilayaa, -Qurbaha kuwa joogana […]

SOOMAALIDU MA XOR BAA?