1. Home
  2. BULSHADA
  3. Dardaaran Waalid Part II

Dardaaran Waalid Part II

0
0

Dardaaran Waalid Part 2, wuxuu daba socdaa Dardaaran aan sadex sano ka hor kula dardaarmay Arooska Wiilkeyga curadka ah Qorane Dulyar oo ka dhacay Wadanka Finland ee magaalada Espoo, Hadaba markale waxa uu waqtigu igu simay in la gaaro Arooska gabadheyda Sagal Dulyar oo caawa ka dhacaya Wadanka Finland isla magaalada Espoo, waxeyna gabadheydu igu soo wargelisay iney iga sugeyso daraaran la mid ah kii aan Wiilka iyada ka weyn u sameeyay. Waa sababtaa si aan u ilaaliyo farxadda Gabadheyda sababta aan markale iskugu howlay inaan u duubo Qeybta labaad ee dardaaran waalid part II.

“Dardaaran Waalid”

 

Ad Banner 728 x 90
Abdulkadir Dulyar Abdulkadir Farah Dulyar waa aasaasaha dulyarnews.com. sidoo kale wuxuu doorweyn ka qaataa curinta iyo soo diyaarinta qoraalo badan oo isugu jira maqaalo, sheekooyin iyo warbixino ku saabsam dhamaan umada Soomaaliyeed meel walbey dunida ka joogaan.

LEAVE YOUR COMMENT

Your email address will not be published. Required fields are marked *