1. Home
  2. Fatah Muse

Fatah Muse

Safarkii Degmada Warsheekh

Warsheekh, waa degmo intaan caqliga yeeshayba aan maqli jiray, Warsheekh waxay u jirtaa Muqdisho in ka yar 65km ama 40 miles. Yaraanteydii iyo waagii dagaalda sokeeye ka horeysay nasiib uma yeelan in aan tago, sidoo kale 2020 Disembar maraan Muqdisho tagay oo ahayd markii iigu horeysay Xamar in mudo 30 sano ku dhowaad ah, waa […]