1. Home
  2. Abdulkadir Dulyar

Abdulkadir Dulyar

Abdulkadir Farah Dulyar waa aasaasaha dulyarnews.com. sidoo kale wuxuu doorweyn ka qaataa curinta iyo soo diyaarinta qoraalo badan oo isugu jira maqaalo, sheekooyin iyo warbixino ku saabsam dhamaan umada Soomaaliyeed meel walbey dunida ka joogaan.

MIRAHA LAKALA GURTAY DOORASHADA MADAXWEYNE EE 2022-KA.

udane Sheekh Shariif, waa uu dedaalay wuxuu sameeyay isku day fiican oo ah in Siyaasadda hoos laga soo dhiso, iyadoo aan laga eegeyn oo qudha in Siyaasadda laga soo dhiso qeybta kore, wuxuu waqti badan geliyay in uu Gudooomiye Baarlamaan iyo xildhibaano ku xisbiya soo dhisto si uu u helo hogaan ay wada shaqeyn karaan, […]

DOORASHOOY XAAL QAADO!

MAXAAD KALA SOCOTAA MAGACYADA LOO KALA BIXIYAY QAABKII AY DOORASHOOYINKA BAARLAMAANKU UGA KALA DHACEEN 5ta M/GOBOLEED & G/BANAADIR. aadaama layiri doorashada halaga tixraaco heshiiskii 17kii September 2020ka ay Magaalada Muqdisho ku wada gaareen Hogaamiyayaasha madashii Qaranka, kaas oo loo arkayay in si toos ah awoodda doorashada loo hoos geeyay Madaxda Maamul Goboleedyada dalka, oo iyaguna […]

Dardaaran Waalid Part II

Dardaaran Waalid Part 2, wuxuu daba socdaa Dardaaran aan sadex sano ka hor kula dardaarmay Arooska Wiilkeyga curadka ah Qorane Dulyar oo ka dhacay Wadanka Finland ee magaalada Espoo, Hadaba markale waxa uu waqtigu igu simay in la gaaro Arooska gabadheyda Sagal Dulyar oo caawa ka dhacaya Wadanka Finland isla magaalada Espoo, waxeyna gabadheydu igu […]

UMAD DHACAN OO FARAXSAN

arkaan qoraalo badan oo Somali iyo Kenyan ba ay qoreen aan aqriyay, markaan dib u eegay habka ay dacwada baddeena u xalisay Maxkamada ICJ, markaan daawaday sida degdega ah oo ay Madaxdeenu u aqbaleen go’aanka ICJ, iyo markaan eegay dabaaldegga iyo damaashaadka Maryooleey, waxaa ii soo baxday in dadkeenu aaney si fiican u dhuuxin sheekada, […]

SOOMAALIDU MA XOR BAA?

  abaaldega 01-da Luulyo 1960-kii oo ku asteysan markii uu Gumeystihii Talyaanigu ka harsan waayay Geesiyaashii Gobonimo doonka ahaa ee Gobolada Koonfureed uu ku yiri xornimadiina qaata, sidoo kalena xambaarsan midowgii labada daraf ee Waqooyi & Koonfurta Soomaaliya, islamarkaana ay dadka Soomaaliyeed meel walboo ay joogaan ay sanad walba maalintaas oo qudha soo xasuustaan una […]

DAMACA DHALINYARADU WUXUU KU DHAMAADAA MADAXTOOYADA

  Shalay markii uu dalku burburay Odayaashii qabaa’ilka iyo dhalinyaradii waxey soo ag dhoobteen Hogaamiye Kooxeedyadii dalka, wey u dagaalamayeen, wey waardiyeyn jireen,waxaana loo dirsan jiray shaqo walba, marka laga reebo bariis jaay ah iyo majimo qaad ah mooyee majirin wax kaloo xuquuq ah oo ay dhalinyaradu ku laheyd ragaa ilaahey u qasbay iney awoodooda […]

Yaabaye Ma Yaabteen

  Hal mid waan xaqiiqsaday in waagii hore ay waalidiintu caruurtooda ka adkaayeen, xumaantana aysan hortooda ku sameyn karin, Caruurtuna ay waalidiintood ka baqan jireen, islamarkaana ay ixtiraami jireen, waalidka ka sokowna ay gabar waliba ama Wiil walba uu ka baqan jirtay Wiilasha iyada la dhashay, kuwa la qaraabada ah,& xitaa kuwa dariska la ah, […]

FARQIGA U DHEXEEYA MAALMAHA COLAADDA & NABADDA

aa murti aan horey loo aqoon amaba aan jirin, waqtigii aan bilaabeynay dagaalada iyo fowdada, ama buula xuuftada iyo bowdya qaawiska, balse waaya aragnimo laga dhaxlay dabadeed la bartay, bal si loogu baadi goobo xasiloonidii aan waa hore xargaha u jarnay, waana jumlad macna weyn xambaarsan oo anfac u leh sida Soomaalida oo kale dadyowga […]

WARBIXIN: QALIN IJAARAN

WARBIXIN:- QALIN IJAARAN.!!! Horta waa sax oo waa la joogaa waqtigii naloo sheegi jirey in 4-tii sanaba mar uu dalku galayo doorashooyin, balse ma aha waqtigii ay shacabku wax dooran lahaayeen oo taa weli lama gaarin, lamana oga waqtiga la gaari doono, maadaama aynaan Soomaali ahaan keligeen u madax banaaneyn doorashooyin keena oo ay gacmo […]

ISKU MAQAN

Waa wax la hubo ah in qof kasta ama bini’aadamkuba ay jirkiisa ku jiraan Unugyo u diyaar ah difaaciisa, waa Unugyo u dhisan sida qaabka Ciidamada oo ay u dhammaystiran yihiin qalab kooda iyo hub kii ay kaga hortagi lahaayeen waxyaabaha jidhka soo weerara sida Virus-ka, ama Bacteria-da IWM. hadiise ay qofka Unugyada difaaca jirkiisu […]