1. Home
  2. Abdulkadir Dulyar

Abdulkadir Dulyar

Abdulkadir Farah Dulyar waa aasaasaha dulyarnews.com. sidoo kale wuxuu doorweyn ka qaataa curinta iyo soo diyaarinta qoraalo badan oo isugu jira maqaalo, sheekooyin iyo warbixino ku saabsam dhamaan umada Soomaaliyeed meel walbey dunida ka joogaan.

SHEEKO QOYS DHEXMARTAY

Nin iyo xaaskiisa ayaa markii mudo 11 sannadood ah guurkoodii uu kasoo wareegay ayaa waxaa u dhashay ilmahoodi ugu horeeyay oo wiil ahaa. Waxayna ahaayeen Lamaane is jecel iyadoo wiilka u dhasheyna uu u ahaa tufaaxii indhahoodu ay ku doogsanayeen. Haddaba maalin ka mid ah maalmaha ayaa wiilkoodi oo laba jir ah, ayaa Aabihii arkay dhalo […]

PART THREE:- SOCDALKEYGI BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY

 •SOCDAALKEYGI BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY.!!!  -PART THREE:- • Sidee naloo soo daayay  maxaase dhacay? Subaxaas Aniga waxaa leygu soo daayey shuruud la ii soo faray bahdeydii Saxaafadda oo dedaal badan ku bixiyey sidii naloo siideyn lahaa, markeey ii yimaadeena waxey igu yiraahdeen,Sxb Wasiir Muqtaar iyo MD/K/Xigeen Dabageed iyo saraakiishii kaleba waxey soojeediyeen Dulyar inuusan […]

PART TWO:- SOCDAALKII BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY

  SOCDAALKII BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY.!!!  PART TWO:-  DABADEED MAXAA DHACAY…….? Abaarihii 10-kii habeenimo ayaa Aniga oo Hotelka jooga waxaa ii soo galay ilaa 8 ruux oo ku hubeysan Ak-47 iyo BKM -yo, durba waan dareemay in wax jiraan,lkn waxaan kala garan waayay iney Ciidamadii General Xuud oo wareysiga qoonsaday yihiin, iyo iney […]

Part One:- SOCDAALKEYGI BALADWEYNE & XARIGII AAN MUTAY

 •SOCDAALKEYGII BALADWEYNE & XABSIGII AAN KALA KULMAY.!! ???????????????? ????????????: 21-December,2020,Waxey ii aheyd markii iigu horeysay ee aan Baladweyne tago, ma aheyn socdaalkeygu mid shaqo & mid Saxaafadeed toona, ee wuxuu ahaa mid dalxiis iyo mid deegaan barasho, hase yeeshee xiisihii aan u qabay iyo dareenkii aan islahaa waad kala kulmi doontaa wuxuu isku bedalay si lama filaan […]

SAXAFIGA/WARIYAHA SEBENKAN KACAY

SAXAFIGA/WARIYAHA SAMANKAN KACAY. Ayadoo lagu guda jiro todobaadka xuska maalinta warbaahinta Soomaalida ee 21 January 2016, Saxafi amase Wariye waxaa lagu tilmaama inuu lahaado feejinaan dheeri ah oo ay dadka kale aaney la qabin si isjirkiisa ama taxadirkiisa uu mar walbe ku wajahnaado horumarka iyo baraaraha ummadiisa. Waa inuu leeyaha dareen dheeri oo ka duwan […]

QORMO:- TALO KU SOCOTA DOWLADA & MUCAARADKA

 •QORMADA JIMCAHA:-  Nin shaacir ah baa laga hayaa,”WARANKA DHAAWACYADIISU WEY BOGSOODAAN,LAAKIIN CARABKA DHAAWACIISU MA BOGSOODO “ Hadda madaxdeena maanta ku hardamaya kursiga waxaann u soojeedin lahaa in hadalada la is oranayo aad looga fekaro, yaan maanta oo keliya lagu fekerin in  carabka wax lagu kala rito ee hala fiiriyo mustaqbalka dambe saameynta uu ku yeelan doono […]

WARBIXIN:- DAMACA DHALINYARADU WUXUU KU DHAMAADAA MADAXTOOYADA

 DAMACA DHALINYARADU, MAANTA WUXUU KU DHAMAADAA MADAXTOOYADA.!!! Shalay markii uu dalku burburay Odayaashii qabaa’ilka iyo dhalinyaradii waxey soo ag dhoobteen Hogaamiye Kooxeedyadii dalka, wey u dagaalamayeen, wey waardiyeyn jireen,waxaana loo dirsan jiray shaqo walba, marka laga reebo bariis jaay ah iyo majimo qaad ah  mooyee majirin wax kaloo xuquuq ah oo ay dhalinyaradu ku laheyd ragaa […]

DAMACA DHALINYARADU WUXUU KU DHAMAADAA MADAXTOOYADA

Shalay markii uu dalku burburay Odayaashii qabaa’ilka iyo dhalinyaradii waxey soo ag dhoobteen Hogaamiye Kooxeedyadii dalka, wey u dagaalamayeen, wey waardiyeyn jireen,waxaana loo dirsan jiray shaqo walba, marka laga reebo bariis jaay ah iyo majimo qaad ah mooyee majirin wax kaloo xuquuq ah oo ay dhalinyaradu ku laheyd ragaa ilaahey u qasbay iney awoodooda isticmaalaan,kii […]

WARBIXIN:- XERADA XALANE IYO WASAQEYNTA BADDEENA

*XERADA XALANE IYO WASAQEYNTA BADDA.!! * Qiyaas ahaan:-  -20 kun oo Ciidamada AMISOM ah,-10 Kun oo Shaqaalaha ka shaqeeya Xerada Xalane.-3-Kun oo shaqaalaha & ilaalada Safaaradaha ah.-Hotello, 2 Hospital oo ku yaala gudaha Xalane. Waxaa ley sheegay dhamaan Hoteelada, Shaqaalaha iyo Ciidamada AMISOM ee xerada Xalane inay Qashinkooda iyo saxarada Musqulahoodaba ay si toos ah […]

QORMO:- -SIXITAAN FAHAMKA EREYGA MOOSHIN

Tusaalaha ugu macquulsan ee loo soo qaadan karo erayga MOOSHIN oo ay dad badani aragtiyo kala duwan ka qabaan waa:- -TUSAALE:- Salaadaha waajibka ah marka la dukanayo dadku awalan waxa ay iska dhex doortaan IMAAM salaada ku hogaamiya,kaas oo layaqaano howsha laga rajeynayo inuu qabto, hadiise Imaamku wax qaldo lagama aamuso ee waxaa la yiraahdaa […]