1. Home
  2. Abdulkadir Dulyar

Abdulkadir Dulyar

Abdulkadir Farah Dulyar waa aasaasaha dulyarnews.com. sidoo kale wuxuu doorweyn ka qaataa curinta iyo soo diyaarinta qoraalo badan oo isugu jira maqaalo, sheekooyin iyo warbixino ku saabsam dhamaan umada Soomaaliyeed meel walbey dunida ka joogaan.

QORMO:- AWR KALA GUURTA MA XUMEE UUR KALA GUURAA XUN

=FADLAN ADIGOO DEGAN DHUUX QORMADAN:- oomaalidu inkastoo  ay kala Uur guurtay hadana waxaan mararka qaar isweydiiyaa Aaway dadkii Soomaaliyeed ee Damiirka, Cilmiga,iyo Garashada lahaa?  maxaa dadka wada seexshay? Toloow dadkaasi ma dhamaadeen? Ma laga xoog iyo xoolo badiyay? Mala cabsi galiyay? Ma doorsoomeen? mise dadkii baa wada xumaaday? -Waxaan kaloo isweydiiyaa Dadka hadda nool maxaa helay?Xagee laga […]

WARBIXIN:-•RUN IYO DHALANTEED KALA DOORTA

 Soomaaliyeey horta dhamaanteen Riwaayad baan ku jirnaaye,runta ma isku sheegnaa? MAYA MAYA. -Dowladu riwaayad bey jileysaa, -Mucaaradku riwaayad bey Jilayaan, -Shacabku riwaayad bey Jilayaan, -Ciidamadeenu riwaayad bey jilayaan, -Warbaahintu riwaayad bey jilayaan. -Wadaadadu riwaayad bey jilayaan, -Odayaashu dhaqanku riwaayad bey jilayaan. -Madax Goboleedyadu riwaayad bey jilayaan, -Facebooka qudhiisa riwaayad baa lagu jilayaa, -Qurbaha kuwa joogana […]

FARIIN WAALID OO AAN U DIRAY AROOSKA WIIL KEYGA QORANE DULYAR & LAMAANIHIISA

Alhamdu Lillah, Hadaan Maanta nasiib u yeeshay inaan goob joog u noqdo Arooska Wiilkeyga Qorane Dulyar iyo Gabadhayda Khadiijo abdullahi,oo maanta oo ay taariikhdu tahay  04.11,2017-da uu   Aroos koodu ka dhacayo ESPOO FINLAND. Marka xiga ma aamin sani in Kaliya Wiil keygu guur sanayo ee waxa aan aamin sanahay in uu saaxiib key Guur sanayo, […]

DAKHARADA KA MUUQDA GURYAHA,KUWA DADKA KU YAALLAA KA DARAN

Waxaa la ahaa waagaas bulsha han iyo himilo leh oo garaafkoodu kor u socday,   bulsho isku xiran oo dhan kastoo laga eegaba  isku qadarisa, marka laga soo tago Waalid,Walaal iyo Qaraabo waxaa xurma weyn loo hayay  qof kasta oo kaa Da’ weyn, Dariska, Macalinka,Xididka, Saaxiibka iyo wixii soo raaca, Iska daa Martida iyo socotada oo […]

AR YAA TANOO KALE ARKAY?

N.B.: Waxaan diyaariyay July 12, 2011-kii abadii ruux ee ka sheekeysanaya afduubka siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa waxa ay ku kala tagaan aaqirkii aryaa tanoo kale arkay. Waa oraah la saari karo Caalamatul cajaaib !!! , muujineysa wax lala yaabay oo dhinac loo dhigo la waayay,  haatan Soomaaliya waxa ay mashquul ku tahay kala guur iyo […]